Friday, June 27, 2025

Qof looga shakisnaa Cudurka Covid-19 oo ku geeriyooday Degaanada Puntland & Baaristii laga qaaday..

Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in qof ka mida dadkii looga shakisnaa cudurka Coronavirus uu maanta geeriyooday, iyadoo aan weli la helin natiijadii baaritaankii laga qaaday.

Warbixin aya soo saareen Guddiga Puntland u qaabisan ka hortagga Coronavirus ayaa lagu sheegay in qofka uu maanta 2 -ka April 2020 ku geeriyooday degaanada Puntland, iyadoo l sugayo jawaabta baaristii laga qaaday si loo xaqiijiyo inuu cudurka qabay iyo in kale.

Guddiga wuxuu kaloo sheegay in isla maanta la karaantiilay dad gaaraya 19 qof oo laga qaadi doono baaritaan markii cudurka looga shakiyey, waxaana dadka loogu baaqay inay guryahooda joogaan oo ay mas’uuliyad muujiyaan.

HOOS KA AKHRISO WARBIXINTA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON