Monday, July 14, 2025

Qofkii waday Gaari Caawa ku qarxay Magaalada Muqdisho oo la qabtay & Wararkii ugu danbeeyay…

Booliska ayaa sheegay in la qabtay qofkii waday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo Caawa ku qarxay magaalada Muqdisho, agagaarka Beerta Nabadda iyo Hotelka Muna.

Taliye ku xigeenak ciidamada Booliska Zakiya Xuseen ayaa sheegtay baabuurka oo noociisa ahaa Toyota NOAH uu ku qarxay meel barxad ah kuna taal dhabarka dambe ee iskaashatada gadiidka Xamarweyne, iyadoo aanu geysan wax qasaaro naafeed ah oo dhimasho iyo dhaawac ah.

Waxay intaas ku dartay in gacanta lagu soo dhigay dhagarqabihii waday baabuurka qarxay, iyadoo faahfaahin kale bixin, waxaana hadda xiran goobta uu qaraxu ka dhacay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON