Sunday, July 13, 2025

DAAWO: Rag Alshabaab ka tirsan & Hub lagu soo qabtay oo la soo bandhigay

Ciidamada Nabadsugidda dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay Gaari ay saaran yihiin hub iyo walyaabaha qarxa, kaasoo ay ciidamadu sheegeen in lagu qarxiyo amaanka magaalada Muqdisho.

Afhayeenka maamulka gobolka Banadaair C/fataax Cumar Xalane oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in maalmahan lagu raad joogay kooxdan, laguna guuleystay in gacanta lagu soo dhigo.

Howlgal lagu soo qabtay dableyda iyo hubkooda ayaa ka dhacay degaanka Ceelasha Biyaha, waxaana gacanta lagu soo dhigay 4 qof oo uu ku jiro horjoogihii hubka iyo qaraxyada gaariga ku soo raray.

DAAWO SAWIRRADA

 

NISA-1

NISA-2

NISA-3

NISA-5

NISA-5

Nisa-6

13340470_1600448020266260_249154403_o.png

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON