Sunday, July 13, 2025

Ra’iial wasaare ku xigeenka Soomaaliya Qiimeyn ku sameeyay Doorashadii Somaliland [Dhageyso]

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dowladda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa hadla qiimeyn uu ku sameeyay doorashadii madaxweynaha Somaliland iyo hambalyo uu u diray madaxweynaha cusub.

Mudane Guuleed ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi., wuxuuna shacabka Somaliland, xisbiyada, hay’adaha amniga iyo madaxda tartantay ayuu ku ammaanay sida nabadgelada ah ee ay doorashooyinka Somaliland u dhaceen.

Wuxuu sheegay inay sumcad, sharaf iyo karaama u soo hooyey guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, isagoo ku dooday in doorashadu ku si Cadaalad ah. Wuxuu Madaxweynaha cusub ee Muuse Biixi gu baaqay in uu ka shaqeeyo mideynta Umadda Soomaaliyeed.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON