Friday, July 11, 2025

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Kenya oo ku kulmay Mooyaale iyo mashruuc ay ka fureen

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa booqasho laba maalmood ah uga bilaabatay dalka Kenya isagoo Maaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta kula kulmay qaabilay magaalada xuduuda ku taalla ee Mooyaale.

Uhuru Kenyatta iyo Abiy Ahmed ayaa furaya mashruuca jidka weyn ee Moyale-Addis Ababa highway oo labada dal ay iska kaasadeen iskuna xiri oo doona labada dal, waana markii ugu horeyay ee Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed uu dalkiisa uga baxo dibadda tan iyo markii uu bilowday dagaalka Gobolka Tigray.

Xiriirka Kenya iyo Itoobiya ayaa wanaagsanaa intii uu xilka hayey Abiy Ahmed,laakiin Kenya ayaa si weyn uga xaga-jiiday inay taageerto dagaalka uu Abiy ahmed ku qaaday Gobolka Tigray.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON