Friday, June 27, 2025

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo shaaciyey inay qabsadeen Caasimadda Tigray, lana raadinayo Madaxtii TPLF

Ciidamada Itoobiya ayaa sheegay inay qabsadeen caasimadda Gobolka Tigray ee Makelle, kadib dagaal culus oo ka dhacay.

Taliyaha ciidamada Itoobiya General Berhanu Jula ayaa shaaciyay inay cidamada Itoobiya ay si buuxda gacanta kugu dhigeen magaalada Mekelle.

Qoraal uu Ra’iisal wasaaraha Itoobiya goor dhoweyd soo saaray ayaa lagu sheegay dowladda Federaalka ay si buuxda gacanta ugu heysto magaalada Makelle, taasoo gabagabo u ah howlgalkii Tigray, hadana ay ciidamada ku raadinayaan dembiilayaashii TPLF si sharciga loo soo taago.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON