Wednesday, July 2, 2025

Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo olole doorasho u tegay magaalada Garowe [Daawo]

Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa mar kale olole doorasho u tegay magaalada Garoowe ee maamulka Puntland.

Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay in safarkiisu la xiriiro arrimaha dhameystirka Doorashada 2016 iyo wadahadal uu la yeelanayo maamulka Puntland.

Shir jaraa’id oo ay wadajir u wada qabteen labada mas’uul ayay uga hadleen ujeedada socdaalka Ra’iisal wasaaraha.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON