Thursday, June 26, 2025

Ra’iisal Wasaare Kheyre: “Lama bixin karo Canshuur-dhaaf aan anigu ogolaan…” [AKHRISO DOKUMENT]

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa qaaday tallaabo uu ku joojinayo in cashuur loo sameeyo hay’adaha iyo ganacsatada wax kala soo dega Dekadda iyo Garoonka Muqdisho.

Qoraal uu soo saaray bishii April oo si toos ugu socday Wasaaradda Maaliyadda iyo Hay’adaha maaliyadda dalka ayaa lagu sheegay inay soo baxeen arrimo muujinaya inay jiraan isku day lagu doonayo in qaab khaldan looga faa’iideysto canshuur dhaafka dowladda.

Qoraalka ayaa lagu caddeeyay in aanay wasaaradda bixin karin canshuur dhaaf iyadoo aanu ogolaan Ra’iisal wasaaraha, waxayna arrintan ka mid ahayd tallaabooyinka xukuumadda ku dooneyso in lagu kordhiyo dakhliga dowladda.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON