Tuesday, June 24, 2025

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo Amar la yaab leh siiyey Guddoomiyaha G/Banaadir [Guddoomiyeyaasha Degmooyinka oo…]

Ra’iisal wasaaaha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amar ku siiyey Guddoomiyaha Gobolka Banaadir inuu shaqada ka ceyriyo guddoomiyeyaasha degmooyinka iyo saraakiisha ee shaqadooda ka soo bixi waaya.

Kulan uu la qaatay maamulka G/Banaadir iyo saraakiisha ciidamada Booliska ayuu Ra’iisal wasaare Kheyre ku soo qaaday kulan dhex maray guddoomiyeyaasha degmooyinka G/Banaadir iyo Madaxweyne Farmaajo isagoo xusay inuusan madaxweynaha ku qanacsaneyn xaaladda amni darrada magaalada Muqdisho.

Ra’iisal wasaare Kheyre ayaan sharci ahaan wax awood ah ku lahayn maamulka Gobolka Banaadir oo si toos ah u hoostaga Madaxweynaha, laakiin magacaabidda Yariisow ayaa ahayd mid uu Mudane Kheyre ka danbeeyay.

DHAGEYSO RA’IISAL WASAARAHA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON