Friday, April 26, 2024

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo balanqaad Dhaqaale ka helay Madaxda Boqortooyada Sacuudiga [Daawo]

Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib socdaal rasmi ah oo uu ku tegay dalka Boqortooyada iyo kulamo uu la yeeshay madaxda dalkaasi.

Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle oo ka mid ahaa wafdiga Ra’iisal wasaaraha ayaa faahfaahin ka bixiyey socdaalkii wafdiga Ra’iisal wasaaraha, isagoo sheegay in si heer sare Sacuudiga loogu soo dhoweeyay Ra’iisal wasaaraha.

Wuxuu wasiirku intaas ku daray in balanqaad taageero ay ka heleen Sacuudiga, kadib markii ay uga xog warameen xaaladda Soomaaliya iyo horumarka ay sameyneyso xukuumadda oo Ra’iisal wasaare Kheyre uu warbixin ka siiyey, isla markaana Sacuudigu taageero dhaqaale oo mug leh siin doono Soomaaliya.

Ad

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON