Tuesday, July 15, 2025

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo farageliyay Khilaafka Wasaaradda Maaliyadda & Maamulka G/Banaadir

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dhex galay khilaaf ka dhex taagan Wasaaradda Maaliyadda iyo Maamulka G/Banaadir oo ku saabsan Qoonde loogu talogalay G/Banaadir oo wasaaradda ka socon waayay.

Mudane Kheyre ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta Wasaaradda Maaliyadda isagoo la kulmay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Maxamuud Xayir Ibraahim, Wasiir ku xiggeenka Wasaaradda Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocoow  iyo Masuuliyiinta kale ee Wasaaradda oo uu kala hadlay arrinta qoondada G/Banaadir, qaabeynta deeqda 50-ka milyan ee Doolar ee Sacuudiga iyo arrimo kale.

Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa wreystay madaxda Wasaaradda oo uga warbixiyay xaaladda shaqada iyo Shaqaalaha.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON