Friday, June 27, 2025

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo iska fogeeyay Miisaaniyadda hortaalla Golaha Shacabka [Dhageyso]

Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa iska fogeeyay miisaaniyada dowlada ee Baarlamaanka.

Isagoo ka hadlayay Shirweyne dhex maray shaqaalaha dowladda iyo madaxda dalka ayuu ka sheegay in Miisaaniyadd 2017 ay tahay mid ay inteeda badan diyaarisay xukuumadii hore ee dalka.

Wuxuu qiray in adeegyada Buslahada oo dhan aanay ka muuqan ama aad u yar yihiin Miisaaniyaddan oo ay ku jirin qarashkii lagu dhisi lahaa Isbilaada Iskuulada iyo wadooyinka, taasoo ay ugu wacan tahay duruufaha uu dalku ku jiro.

https://pbs.twimg.com/media/DFrpttlWAAA-cLS.jpg

DHAGEYSO RA’IISAL WASAARAHA

https://pbs.twimg.com/media/DFrmkXzXkAQBOpW.jpg

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON