Tuesday, July 8, 2025

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo Jawaab u diray Aqalka Sare [Wasiiro loo magacaabay Arrinta Maamul Goboleedyada]

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa Qoraal jawaab ah u diray Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo ku saabsan khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada dalka.

Qoraalka Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa lagu magacaabay Guddi wasiiro ah oo ka kooban 4 wasiir oo loo xil saaray inay Aqalka Sare kal shaqeeyaan xalinta cabashada kasoo yeertay qaar ka mida maamul Goboleeyada dalka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA JAWAABTA AH

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON