Thursday, July 17, 2025

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo kulan degdeg ah ugu yeeray Saraakiisha Ammaanka Muqdisho [Akhriso]

Kulan degdeg ah ayaa ka socda xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ee magaalada Muqdisho, kaasoo loogu yeeray saraakiisha ammaanka.

Shirkan ayaa imaanaya kadib shir kale oo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo la yeeshay guddiga ammaanka Qaranka, kadib weerarkii Alshabaab ku qaadeen Baararka Pizza House iyo Posh oo dad badan lagu laayay.

Shirka Ra’iisal wasaaraha iyo saraakiisha amniga oo uu ka qeybgalayo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa la sheegay in looga doodayo tallaabooyin cusub oo dhinaca ammaanka ah, kuwaasoo la filayo in lagu soo rogo magaalada Muqdisho.

Dadaalkii Ciidamada xasilinta magaalada Muqdisho iyo horumadkii laga gaaray nabadgelyada caasimadda bilowgii bishan Ramadaan ayaa waxaa hareeyay weerarkii Alshabaab la beegsatay Pizza House iyo qasaarihii ka dhashay.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON