Tuesday, August 5, 2025

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Shuruudo adag ku xiray heshiisyada ay galaan Hay’adaha Dowladda [Akhriso]

Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray Xeer lagu dhaqan galinayo Habraaca Heshiisyada Wasaaraddaha iyo Hay’addaha Dowlada ay la galayaan Shirkadaha Wadaniga ah iyo Shisheeya iyo Dalalka dibadda.

Hab raacan ayaa ka reebaya hay’adaha ioyo wasaaradaha dowladda Soomaaliya inay heshiisyo galaan iyadoo aan ogolaansho laga haysan Ra’iisul Wasaaraha Somaliya & Golaha Wasiirada dalka, iyadoo la hor geynayo Golaha Wasiirada intaan la saxiixin heshiisyada.

  HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON