Saturday, April 20, 2024

Ra’iisal wasaare Kheyre oo si weyn loogu soo dhoweeyay Garoonka Magaalada Muqdisho [Sawirro]

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib booqasho uu ku tegay dalka Qatar.

Ra’iisul wasaaraha  intii uu joogay dalka Qatar wuxuu ka qeyb galay Madasha Doha oo ah kulan sanadeed ay qabanqaabiso dowladda Qatar, wuxuuna la kulmay amiirka Qatar iyo Ra’iisal wasaaraha dalkaasi.

Xasan Cali Kheyre ayaa sidoo kale dalka Qatar kula kulmay wasiirrada arrimaha dibadda dalalka Qatar, Turkey, Japan iyo Kenya, wuxuuna magaalada Doha ku saxiixay heshiisyo ay Soomaaliya la gashay dalka Qatar.

Ad

Wasiiro badan oo safarka u raaci lahaa Ra’iisal wasaaraha ayaa la sheegay in safarka looga reebay xaaladda kacsan ee Baarlamaanka iyo Mooshinka laga keenay Madaxweynaha dartood.

Image may contain: 1 person, airplane

Image may contain: 1 person, standing and outdoor

- Advertisement -

Image may contain: 7 people, people standing, suit and outdoor

Image may contain: 8 people, people smiling, people standing and suit

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON