Monday, June 23, 2025

Ra’iisal wasaare Kheyre oo soo saaray Amar ku socda Wasaaradaha xukuumadda Soomaaliya [Akhriso]

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amar cusub soo saaray maanta, kaasoo ku socda wasaaradaha xukuumadda Soomaaliya.

Amarkan ayaa ku saabsan adeegsiga luuqada Soomaaliga oo laga rabo wasaarad kasta inay ku saleyso qoraaladeeda.

Ra’iisal Wasaare Kheyre ayaa saxiixay Wareegto fareysa Wasaaradaha iyo Hay’adaha dowladda in Warqadaha rasmiga ah lagu qoro Af-Soomaali ee an loo adeegsan karin luuqado kale.

Ad

Amarkan oo isla maanta fulaya ayaa ku qasbaya hay’adaha dowladda inay af-Soomaaliga isticmaalaan iyadoo markii hore si weyn loo adeegsan jiray luqada ingiriiska.

Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hore u soo saaray amar noocan oo kale ah, iyadoo aan si buuxda loo dhaqan gelin.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON