Tuesday, June 24, 2025

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo War Farxad ah kasoo diray Magaalada Adis Ababa [Akhriso]

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa magaalada Adis ababa uga dhawaaqay war farxad oo ku saabsan heshiis ay la galeen dowladda Itoobiya.

Qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka ayuu Ra’iisal wasaare Kheyre ku sheegay inay ku guuleysteen in dowladda Itoobiya ay ku wareejiso maxaabiista Soomaalida ee ku xirnaa dalka Itoobiya.

“Waxaan ku guuleysanay in ay Itoobiya nagu warejiso 120 Maxaabiis Soomaali ah iyadoo fulinaysa heshiiskii ay Soomaaliya la gashay Soomaaliya” ayuu farriintiisa ku yiri Ra’iisal wasaare Kheyre oo arrintan ku dhawaaqay isagoo Adis ababa u jooga ka qeybgalka shirka madaxda Afrika.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON