Saturday, July 19, 2025

Ra’iisal wasaare Kheyrre oo booqday dhawacyada Qarixii Muqdisho [SAWIRRO]

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay booqday dhaawacyada ku waxyeeloobay qarixii shalay ka dhacay magaalada Muqudish oo la dhigay dhowr isbitaaloo yaala caasimadda.

Goobaha uu booqday ra’iisal wasaaraha waxaa ka mida Isbitaalka Madiina iyo Ordogan waxaana wehliyay  Taliyeyaasha Ciidanka Booliska iyo Nabad Suggida Soomaaliya.

Ra’iisal wasaare Kheyrre ayaa u kuurgalay xaaladda dhaawacyada, wuxuuna sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka taageeri doonto dhaawacyadda culus, sidii adeeg caafimaad loogu heli lahaa.

SAWIRRO

vlcsnap-2017-03-21-22h56m36s155

vlcsnap-2017-03-21-22h29m23s213

vlcsnap-2017-03-21-22h57m58s206

vlcsnap-2017-03-21-22h58m52s241

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON