Sunday, June 22, 2025

Ra’iisal Wasaare Rooble oo kala diray dhammaan Guddiyada Doorashada 2021-2022

Qoraal caawa kasoo baxay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarasiinta ayaa lagu kala diray dhammaan Guddiyadii Doorashadii Dadbaneyd ee dalka 2021-2022.

Guddigan oo ka koobnaa Guddiga Heer Federaal ee Doorashooyinka FIET, Guddiga Xalinta Khilaafaadka iyo Guddiyada Doorashada Heer Dowlad Goboleed ayaa lagu kala diray wareegto kasoo baxay Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in xil gudaha Guddiyada Doorashada ay ku ekeyd Doorashada Xildhibaannada labada Aqal, iyadoo wixii kuraas ah ee harsan ay dhammeystiri doonaan Guddiga Doorashooyinka ee madaxa bannaan.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON