Sunday, July 13, 2025

Ra’iisal Wasaare Rooble oo shaaciyey Liiska Guddiyada Doorashada Federaalka (Akhriso Magacyada)

Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay Guddiyada Doorashooyinka 2020/2021, kadib markii ay soo magacaabeen dowladda Federalka iyo Maamul Goboleedyada Dalaka.

Guddiyadan ayaa kala ah: Guddiga Doorashada Heer Federaal oo ka kooban 25 xubnood iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo ka kooban 21 xubnood.

Hoos ka akhriso Magacyada

Xubnaha Guudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa kala ah:-

1- Axmed Ciise Geelle
2- Maxamed Faarax Xirsi
3- Cali Maxamuud Faarax (Cali Zeko)
4- Nimco Axmed Cabdi
5- Maxamed Aweys Maxamed
6- Cabdulqaadir Xusseen Cabdi
7- Cabdullaahi Abyan Nuur
8- Xusseen Laki Maxamed Maxamuud
9- Saaqo Aadan Maxamed
10- Cabdirisaaq Cali Kaahin
11- Amal Musdafe Muuse
12- Mohamed Ibrahim Barre
13- Abdi Mohamed Sheikh
14- Burhaan Cilmi Xirsi
15- Yasmiin Maxamuud Cabdi Xaamud
16- Warfaa Maxamed Jaamac
17- Axmed Yuusuf Maxamuud
18- Garaad Yusuf Maxamuud
19- Mustafa Macalin Cali Salaad
20- Farxiyo Xasan Cusmaan.
21- Liibaan Cusmaan Nuur

Doorashada ee Heer Federaal ee Doorashooyinka 2020-2021 ayaa kala ah:-

1- Cabdiwali Maxamuud Cilmi
2- Maxamed Xassan Maxmed
3- Mahad Dheere Xaashi
4- Mowliid Mataan Salaad
5- Faadumo Maxamed Cabdullaahi
6- Cabdiraxiin Cabdicasiis Aadam
7- Caasho Abuukar Qaasim
8- Madiina Adan Malaboow
9- Cabdinuur Maxamed Axmed
10- Saciido Maxamed Muscid
11- Maxamed Aadan Cusmaan
12- Faaduma Cabdirisaaq Sheekh Ciise
13- Axmed Maxamed Ducaale
14- Caydaruus Saalax Yuusuf
15- Cabdijabaar Cabdullaahi Faarax
16- Liban Abukar Osman
17- Yusuf Mohamed Kheyr
18- Muse Geelle Yusuf
19- Cabdiweli Cali Cabdulle (Timacade)
20- Cabdicasiis Sheikh Xuseen Dayib
21- Xaawa Xaaji Maxamed Malindi
22- Liibaan Axmed Xasan
23- Cabdiaziz Cabdiraxman Yusuf
24- Cabdinaasir Maxamed Guuleed
25- Maxamed Maxamuud Caddow

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON