Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo magacaabay Guddi Hanti soo celin [Akhriso Magacyada]

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa  magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka oo ka kooban 11 xubnood.

Qoraal 9-kii bishan kasoo baxay xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa lagu magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka, waxaana guddoomiye u Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre, iyagoo ay ku jiraan 7 wasiir oo kale, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Hanti dhowrka iyo Xeer ilaaliyaha.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON