Sunday, June 22, 2025

ROOBLE: “Lama aqbali karo dhacdadii foosha xumeyd ee ka dhacday Garoonka Aadan Cadde..”

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xlilgaarsiinta ayaa ka hadlay shaqaaqadii gacmaha la isula tegay ee maanta ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in aan marnaba la aqbali karin dhacdadii foosha xumeyd ee ka dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, isagoo faray Hay’adaha ku shaqada leh baaritan.

Warbaahinta Dowladda ayaa shaacisay in Rooble uu faray Wasaaradda Amniga iyo Hay’adaha kale ee ay khuseyso in ay baaritaan deg deg ah ku sameeyaan falkaas si dhaqso ahna sharciga loo horkeeno cid kasta oo ku lug lahayd.

Ad

Ciidamada dharcadka ee NISA ayaa weerar ku qaaday shaqaalaha Hay’adda Socdaalka Garoonka Aadan Cadde, taasoo keentay in dagaal gacmaha la iskula tago, laan burburiyo qalab iyo agab kale.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON