Thursday, July 3, 2025

Sacuudiga oo ku fashilmay inuu xubin ka noqdo Guddi ka tirsan Q/Midoobay oo Somaliya ka mid tahay (Akhriso)

Boqortooyada Saudi Arabia ayaa ku fashilantay inay mr kale xubin ka noqoto Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay oo ay dooneyso in mar kale loo doorto tartan loo alay 5-ta dal ee Aasiya uga mid noqonaya saddexda san oo ee socota.

Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa ka kooban 47 dal, waxaana codeyntu u dhacday si qarsoodi ah, iyadoo 193 dal oo Q/Midoobay ka tirsan ay codkeeda dhiibteen, balse Sacuudiga ayaa helay codkii ugu yaraa dalalka Aasiya oo natiijadii noqotay:

Pakistan: 169 cod
Uzbekistan 164, cod
Nepal 150 cod
China 139 cod
Saudi Arabia 90 cod.

Sadcuuiga ayaa sidaas ku waayey in mar kale loo doorto Guddiga, isagoo sanadkii 2016 oo aanu tartan gelin uu ku guuleystay 152 cod. Guddiga ay dowladda Sacuudiga ku fashilantay waxaa kaloo loo dootay dalalka kala ah.: Bolivia, Britain, China, Cuba, France, Gabon, Ivory Coast, Malawi, Mexico, Nepal, Pakistan, Russia, Senegal, Ukraine iyo Uzbekistan.

Dal kale wuxuu saddex sano ka mid noqon doonaan Golaha, waxaana muddo xileedkooda uu u billaaban doonaa koowad bisha Jannaayo ee sannadka 2021.

Guddigan waxaa hadda ka mia soomaaliya oo dad gaaraya 170 loogu doortay sanadkii 2018, iyado xilka heyn doonta ilaa sanadka 2021.

LIISKA DALALKA KA MIDA GUDDIGA XUQUUQDA AADAHA Q/MIDOOBAY

Members outlined in bold will retire on 31 December 2020.

African StatesAsia-Pacific StatesEastern European StatesLatin American &
Caribbean States 
Western European
& other States
Angola (2020)Afghanistan
(2020)
Bulgaria (2021)Argentina (2021)Australia (2020)
Burkina Faso (2021)Bahrain (2021)Czech Republic (2021)Bahamas (2021)Austria (2021)
Cameroon (2021)Bangladesh (2021)Slovakia (2020)Chile (2020)Denmark (2021)
Democratic Republic of the Congo (2020)Fiji (2021)Ukraine (2020)Mexico (2020)Italy (2021)
Eritrea (2021)India (2021) Peru (2020)Spain (2020)
Nigeria (2020)Nepal (2020) Uruguay (2021) 
Senegal (2020)Pakistan (2020)   
Somalia (2021)Philippines (2021)   
Togo (2021)Qatar (2020)   

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON