Monday, June 23, 2025

Sacuudiga oo Magaalada Jeddah ku kulansiiyey Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Eritrea [Sawirro]

Wararka laga helay magaalad Jeddah ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegaya in caawa kulan uu halkaasi ku dhex maray madaxweynayaasha dalalka Jabuuti iyo Ertirea.

Kulanka labada madaxweyne ee Ismaaciil Cumar Geelle iyo Isaias Afwerki ayaa waxaa kasoo shaqeeyay dowladda Boqortooyad Sacuudiga, waxaana wadahadalkooda ahaa kii ugu horeeyay muddo 10 sano ah labada dal colaad ka dhaxeysay.

Wasiirka Arrimaha dibadda Jabuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sheegay in kulanka labada madaxwene ka dhacay magaalada Jeddah, wuxuuna  intaas ku daray in Sacuudiga uu shirka fududeeyay iyadoo labada hoggaamiye ay si toos ah u wadahadleen.

Ad

Labada dal ayaa la filayaa inay heshiis ka gaaraan muranka xuduudka ee u dhaxeeya iyo nabad laga gaaro colaad dhex martay.

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON