Monday, June 23, 2025

Safiir muddo ka howlgalayay Muqdisho oo waraaqihiisa u gudbiyay Madaxweyne Farmaajo [Sawirro]

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta waraqihiisa aqoonsiga ka guddoonay safiirka UK ee Soomaalya David Concar.

Safiirka UK ayaa muddo laba bilood ah ka shaqeynayay xarunta safaaradda Ingiriiska ee magaalada Muqdisho oo ku dhex taalla xarunta Xalane.

Safiirka David Concar ayaa diiday inuu waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, taasoo ay sabab u ahayd isagoo aaminsanaa inuusan ahayn madaxweyne sharci ah.

Ad

Madaxweyne Farmaajo iyo safiirka UK ayaa ka wadahadlay xiriirka labada dal iyo xaaladda abaarta oo dowladda UK ay taageero dhaqaale ugu yaboohday.

DAAWO SAWIRRO

- Advertisement -

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON