Thursday, April 25, 2024

Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya u soo magacawday Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho

Dowladda Itoobiya ayaa safiir cusub u soo magacawaday Soomaaliya, kaasoo soo gaaray caasimadda Muqdisho, kadib markii muddo xileedkiisu dhammaaday safiirkii hore.

Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya ayaa lagu magacaabaa Cabdifataax Cabdullaahi Xasan, wuxuuna maanta waraaqhiisa aqoonsiga u gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar.

Danjiraha cusub ee Itoobiya ayaa kulanka ka sheegay in taageersan ahay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, isagoo muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay ka shaqeynta Soomaaliya.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON