Tuesday, June 24, 2025

Safiirka cusub ee Dowladda Mareykanka oo Aqoonsigiisa u gudbiyey Madaxweynaha Soomaaliya [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqihiisa Aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Dowladda Mareykanka ay usoo magacowday Soomaaliya.

Safiirka cusub ee Mareykanka Donald Yukio Yamamoto ayaa  qaabilay madaxweynaha Soomaaliy, waxaana uu gudbiyey waraaqihiisa aqoonsiga, iyadoo ay kulan dhex maray labada dhinac ay ka wada haleen xiriirka labada dal iyo sidii loo xoojin lahaa.

Wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu xarunta Xalane u tegay sidii uu waraaqaha Aqoonsiga uga guddoomi lahaa safiirka cusub ee Mareykanka.

Image may contain: 1 person, standing

Image may contain: 1 person, standing

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 2 people, suit

Image may contain: 3 people, people sitting and indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON