Wednesday, June 25, 2025

Safiirka Qatar ee Somalia ku lug yeeshay Arrimaha Doorashada Dalka & kulan uu la yeeshay…

Safiirka dalka Qatar u fadhiya Soomaaliya ayaa ku lug yeeshay khilaafka ka taagan Doorashada Soomaaliya, isagoo kulan la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh.

Kulanka ayaa la sheegay in looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin Doorashooyinka, sida uu sheegay Guddoomiye Mursal oo qoraal uu so saaray ku yiri: :Waxaa Maanta Xafiiskeyga Ku Qaabilay Xasan Bin Xamsa Safiirka Dowlada Qatar u Fadhiya Soomaliya, Waxan Ka Wada Hadalnay Arrimo ay ka mid yihiin Doorashooyinka Dalka..”.

Dowladda Qatar oo si weyn u taageerta madaxda dowladda Federaalka ayaa dhinaca kale muddooyinkii danbe waday dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed, wuxuuna safiirka Qatar socdaal ku tegay magaalada Kismaayo, iyadoo dhowaan Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre uu booqday dalkaasi.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON