Monday, August 4, 2025

Saldhiga Turkiga ee Muqdisho oo bilaabay inuu tababarro Ciidamada Booliska Soomaaliya

Saldhigga Tababarka ciidamada Turkiga ee Muqdisho TurkSom ayaa la bilaabay in lagu tababarro ciidamada Booliska, waxaana tababar loogu soo xiray saraakiil qeyb ka noqon doona tababarka ciidamadaasi.

Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Abuurkar Islow ayaa tababar ugu soo xiray Saldhiggaasi saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo la sheegay inay noqon doonaan macalimiin tababar siin doona boolis lagu xareyn doono saldhigga TurkSom.

Dowladad Soomaaliya ayaa qorsheyneysa in saldhigga Turkiga lagu tababarro askar Boolis ah oo gaareysa 2,000 askari, iyadoo saldhigaasi hore loogu tababari jiray ciidamada Milateriga.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON