Tuesday, June 24, 2025

SANBALOOLSHE: Madaxweynaha waa fiican, laakiin Faraati Jinni ah ayaa ugu jira..” [DAAWO WAREYSI XIISO LEH]

Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu yahay nin wanaagsan laakiin sida uu yiri uu ugu jiro faraati Jinni ah.

Isagoo wareysi siiyay Telefishanka Goobjoog ayuu Sanbaloolshe ka hadlay arrimo badan oo ku wareegsan madaxweynaha Soomaaliya iyo waxqabadkiisii intii uu xilka NISA, wuxuuna eeda dusha ka saaray xubno uu ka talo qaato madaxweyne Farmaajo oo sida muuqata uu ula jeedo agaasimaha Madaxtooyada Fahad Yaasiin Xaaji.

HOOS KA DAAWO WAREYSIGA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON