Sunday, July 6, 2025

Saraakiil Dhalinyarro ah oo loo magacaabay Taliyeyaasha laba ka mida Degmooyinka G/Banaadir

Taliska ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa saraakiishii ugu horeysay ee dhalinyarro aqoonyahanno ah oo loo qaatay ciidamada Booliska u magacaabay saldhigyada degmooyinka magaalada Muqdisho.

Saraakiil dhalinyaro ah ayaa loo magacaabay Taliyeyaasha Saldhigyada Booliska Degmooyinka Shibis iyo Boondheere. Laba Xidigle Cali Xasan Axmed loo magacaabay aliyaha Saldhiga Booliska Degmada Shibis, halka saldhigga ciidamada Booliska ee  Degmada Boondheere loo magacaabay Wakiil Cabdalla.

Labadan sarkaal oo ka mida dhalinyarro qoratay Booliska oo tababar qaatay, dhowaanna darajooyinkooda loo xiray ayaa  xilalkii la wareegay, waxayna dadka qaarkood su’aal ka keeneen khibradooda shaqo oo aan jirin inay xilkan kasoo bixi karaan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON