Tuesday, June 24, 2025

Saraakiil tababar loogu soo xiray Suudaan & Madaxweynaha Sudan oo Bilad guddoonsiiyey wiil Soomaali ah [Sawirro]

Madaxweynaha dalka Suudaan ayaa Magaalada Khartoum tababar ugu soo xiray dhalinyarro loo tababarray Leyli-Sarkaalnimo oo muddo laba sano dalka Suudaan wax ku baranayey.

Saraakiisha dhalinyarada ah ayaa dalka Suudaan lagu tababarray waxaa ka mida xubno Soomaali ah, iyagoo bartay sharciga iyo Qaanuunka, waxayna xafladii loo qabtay gabgabada tababarkooda ku soo bandhigeen dhoolatus iyo salaan ay siiyeen madaweynaha Suudaan Cumar Xasan Axmed Al-bashiir.

Waxa xusid muran in saraakiisha la tababarray oo ka kala yimid dalal dhowr ah uu kaalinta koowaad galay wiil Soomaali ah oo lagu magacaabo Cumar Xasan Axmed, iyadoo madaxweynaha Dalka Suudaan Cumar Xasan Albashiir uu bilada sharaf guddoonsiyay guuleystaha kaalinta koowaad galay ee Soomaaliga ah.

DAAWO SAWIRRO

Image may contain: 3 people, people standing

Image may contain: one or more people, people standing, crowd and outdoor

Image may contain: one or more people, people standing, crowd and outdoor

Image may contain: 1 person, standing, crowd and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON