Wednesday, July 2, 2025

Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ee Dhuusamareeb oo kulan degdeg ah la leh Madaxweynaha Ahlu suna

Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Saraakiisha Ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan magaaladaasi ay si degdeg ugu yeereen saaka Madaxweynaha Maamulka Ahlusunna ee Gobolada Dhexe  Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Madaxweyne-shaakir

Lama oga sababta ciidamada Itoobiya ugu yeereen, iyadoo amarkani imaanayo kadib dagaal xoog leh oo ka dhacay degmada Caabudwaaq oo kooxda Ahlu suna lagala wareegay.

Kulan dhex maray saraakiisha Itoobiyaanka iyo Madaxa Ahlu suna ayaa ka dhacay  Kontoroolka Magaalada Dhuusamareeb ee saldhigga ay ku leeyihiin ciidamada Itoobiya. Ciidamada Itoobiyaanka ayaa dhowr jeer u yeeray Sheekh Shaakir iyadoo mararka qaarkood saacado badan halkaas ku hayay.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON