Saturday, June 28, 2025

Sarkaal ka tirsan Booliska oo toogasho lagu dilay Muqdisho iyo Xildhibaan dalbaday in sharciga…

Fal toogasho ah ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib marki sarkaal Boolis ah oo ku sugnaa agagaarka Daljirka Dahsoon uu toogtay askari kale.

Sarkaalka la dilay sarkaal ayaa lagu magacaabi jiray Maxamuud Maxamed (Abkow Cambuurre), waxaana rasaas ku furay askari la sheegay inuu ka tirsan yahay ciidamada Nabadsugidda, iyadoo warar kala duwan kasoo baxayaan qaabka dilku u dhacay.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Askariga dilka geystay ay rasaastu ka fakatay, balse warar kala ayaa soo baxay oo taas ka duwan, waxaana in kiiskan la baaro dalbaday xildhibaan C/qaadir Carrabow oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka; isagoo nasiib darro ku filmaamay falka lagu dilay sarkaalka Abkoow Cambuure

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON