Monday, June 23, 2025

Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Mareykanka ee CIA-da oo lagu dilay Soomaaliya (Yaa ka danbeeyay..?)

Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Mareykanka ee CIA-da ayaa lagu dilay Soomaaliya, kaasoo ahaa sarkaal sida milateriga u tababarran kana howlgala goobaha halista ah.

Wargeyska caanka ah ee New York Times, oo warkan qoray ayaa sheegay in sarkaalkan oo ka tirsanaa xarunta howlgallada gaarka ah ee CIA-da iyo ciidamada gaarka ah ee Badda ayaa lagu lagu dilay howlgal dagaal gudaha Soomaaliya maalmihii ugu danbeeyay, isagoo u dhintay dhaawac soo gaaray.

Sarkaalka la dilay ayaan warbixin dheeraad ah laa helin, waxaana sidoo kale la ogeyn in lagu dilay howlgal iyo weerar ay Alshabaab ku qaaday, iyadoo warbixintiisa aan weli la shaacin, ayaa arrintan la sheegay inay xoojin karto qorshaha uu Madaxweyne Trump ku doonayo inuu ciidamada Mareykanka ka saaro dalka Soomaaliya.

Ad

Waxaa Mareykanka ka jooga Soomaaliya ka jooga in ka badan 700 oo askari, kuwaasoo tababaro siiya ciidanka dowladda Soomaaliya, kana ka qeyb qaata howlgallada gaarka ah ee lagu qaado Al-Shabaab iyo duqeynta diyaaradaha Drone-ka.

Alshabaab oo sheegatay inay Qarax is-miidaamin ku dishay Ciidamo uu ku jiro Askari Mareykan ah

Alshabaab ayaa horraantii bishan Novembar 2020 shaacisay inay Askari Mareykan ah ku dishay Weerar is-miidaamin ahaa oo ka dhacay degaanka Gendershe ee Gobolka Sh/Hoose.

Alshabaab oo sheegatay inay Qarax is-miidaamin ku dishay Ciidamo uu ku jiro Askari Mareykan ah
- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON