Monday, July 14, 2025

Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Milateriga oo Caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho

Wararlaagh helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Caawa lagu dilay magaalada sarkaal ka tirsanaa ciidamada Milateriga Soomaaliya.

Koox dabley ah ayaa la sheegay inay  sarkaalkan ku toogteen Xaafadda Macalin Nuur Degmada Dharkeynley, Gobolka Banaadir, kadibna ay goobta ka baxsadeen, waxaana sarkaalka la dilay Magaciisa lagu soo koobay Yuusuf.

Dadka degaanka ayaa sheegaya in dableyda dilka geysatay ay sarkaalkan ku dishay Goob ganacsi uu ku lahaa Xaafadda Macalin Nuur, Dableyda oo ka koobnaa ilaa 2 ayaa la soo weriyay inay baxsadeen.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON