Sunday, June 29, 2025

Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Nabadsugidda oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaaday sarkaal ka tirsan ciidamada Nabadsugidda, kaasoo lagu dilay degmada Shibis ee magaalada Muqdisho.

Falka lagu dilay askariga ka tirsanaa ciidanka Nabad sugidda Qaranka ee NISA  ayaa ka dhacay agagarka Masjidka Shariif-Dhagaweyne, wadadda Nasiib Buundo ee Degmada Shibis, magaalada Muqdisho, kadib markii ay rasaas ku fureen dalbey bistoolado ku hubeysnaa.

Sarkaalka la dilay ayaa magaciisa la iigu sheegay Deeqow, wuxuuna ka tirsanaa waaxda Saadka ee NISA, sida ay sheegeen dad aqoon u leh. Waxaana xilliga la dilay la sheegay inuu ka soo baxay Garoomada Sallaxa ee degaankaasi

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON