Thursday, June 26, 2025

Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Puntland oo caawa lagu dilay Magaalada Gaalkacyo

Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in caawa lagu dilay magaalada sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada milateriga.

Koox hubeysan ayaa Waqooyiga magaalada Galkacyo toogasho ku dishay sarkaal lagu magacaabi jiray Axmed Xasan Cabdiraxman (Gaandi) oo la sheegay inuu ka tirsanaa Saraakiisha Ciidamada Ciidamada Puntland.

Kooxda dilka geysatay ayaa baxsatay, waxaana goobta dilka ka dhacay gaaray ciidamada amniga oo baaritan ka sameeyay halkaasi.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON