Thursday, June 26, 2025

Sawirrada Ciidamada Kumaandooska Mareykanka ee ka howlgala Soomaaliya oo la helay [Daawo]

Waxaa markii ugu horeysay la helay muuqaalka cidiamada gaarka ah ee Kumaandooska Mareykanka ee ka howlgala Soomaaliya.

Ciidamadan ayaa la dejiyay saldhig ku yaala magaalada Kismaayo, halkaasoo ay ka fuliyaan howlgallada ka dhanka ah Alshabaab, iyagoo la shaqeeya ciidamada AMISOM iyo kuwa Soomaalida.

Ciidamadan ayaa ka kooban koox yar oo isku xirta howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya, kaasoo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu kordhiyay markii uu talada qabtay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON