Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay gaadiid dagaal iyo askar ka goosatay ciidamada dowladda Soomaaliya.
Gaari kuwa dagaalka ag oo uu saaran yahay Qori Dhashiike ah ayay Al-Shabaab ku soo bandhigeen degaanka Kuunya-barrow ee Shabeelaha hoose, waxaana isu soo baxay dadweyne fara badan oo usoo daawasho tegay bandhigga
Askarta la gooastay gaariga ee goobta la keenay ayaa ahaa laba askari oo dhalinyaro ah, waxaana wejiyadoodaka muuqday murugo.
DAAWO SWIRRO
GOOBJOOGE.COM