Wednesday, June 25, 2025

SAWIRRO: Alshabaab oo soo bandhigtay odayaal ay dib u islaamisay oo ka qeyb galay Doorashada

Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay odayaal la sheegay inay ka mid ahaayeen ergadii magaalada Cadaado ku soo dooratay xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka.

Odayaashaan ayaa lagu soo bandhigay degaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose, waxayna tiradoodu ahayd 7 Oday oo sheegay inay towbad keeneen, kana laabteen la shaqeynta dowladda federaalka iyo maamulka Galmudug sida Alshabaab faafisay.

Alshabaab ayaa sheegay in Odayaashaasi la islaamiyay oo Ashaadka loo qabtay markii ay dib u soo islaameen, sida lagu sheegay qoraalka Alshabaab ku faafisay warbaahinteeda

DAAWO SAWIRRADA ODAYAASHA

DSC09248DSC09252DSC09253DSC09259DSC09264DSC09267DSC09272DSC09278DSC09284DSC09299

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON