Tuesday, June 24, 2025

SAWIRRO: Axmed Madoobe oo si aan hore loo arag oo la yaab leh loogu soo dhoweeyay Kismaayo

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si aan hore loo arag loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo.

Axmed Madoobe ayaa  socdaal qarsoodi ah ku tegay dalka Imaaraadka Carabta, kaasoo aan la shaacin saxaafaddana loo ogolaan , waxaana markii danbe laga war helay isagoo jooga dalka Itoobiya, wuxuuna kadib kulan la yeeshay sarkaalkii ONLF ee dowladda Soomaaliya u dhiibtay Itoobiya C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax).

Soo dhoweynta Axmed Madooba oo ay ka qeyb galeen dadweyne fara badan, Mootooyinka madaxda lagu soo dhoweeyo ayaa lagu tilmaamay dhoolatus Axmed Madoobe sameynayo iyo farriin ku socota koox mucaarad ah oo Muqdisho looga dhawaaqay.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

Image may contain: 1 person, smiling, standingImage may contain: 7 people, people standing and outdoor

Image may contain: 6 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 11 people, people smiling, people standing

Image may contain: 9 people, people smiling, people standing

Image may contain: one or more people, motorcycle, sky, outdoor and nature

Image may contain: outdoor and nature

Image may contain: one or more people, sky, motorcycle, house, tree and outdoor

Image may contain: one or more people, motorcycle, outdoor and natureImage may contain: motorcycle, outdoor and nature

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON