Tuesday, June 24, 2025

SAWIRRO: Boqorka Sacuudiga oo Billadda ugu sareysa Dalkiisa u xiray Abiy Ahmed & Isaias Afwerki

Boqorka Sacuudiga Salman Bin C/casiis ayaa biladda ugu sareysa boqortooyada dalkaasi u xiray Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki.

Munaasabad lagu maamuusayey heshiiskii nabadeed ee Itoobiya iyo Eritrea ayaa lagu qabtay magaalada Jeddah, waxaana goobjoog ka ahaa ninka leh dhaxalka Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan, Xoghayaha guud ee Q/Midoobay Antonio Gutters, Guddoomiyaha Midowga Afrika Mussa Faki iyo madax kale.

Imaaraadka Carabta ayaa labadan hoggaamiye hore dalkiisa ugu casuumay, iyagoo guddoonsiiyey Biladda ugu sareysa dalka Imaaraadka Carabta, waxayna Sacuudiga iyo Imaaraadka dadaal ugu jiraan inay qaab dhaqaale saameyn ugu yeeshaan dalalka Geeska Afrika.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON