Wednesday, July 2, 2025

SAWIRRO: Burbur xoog leh oo gaaray Xarunta Degmada Wardhiigley & mas’uul ku dhaawacmay…

Burbur xoog leh ayaa gaaray xarunta Degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho. kadib Qarax Ismiidaamin ah oo lagu weeraray Xaruntaasi maanta barqadii.

Wararka aytaa sheegay in Qaraxa loo adeegsaday Gaari nooca NOAH ah oo uu waday ruux is-miidaamiye ahaa, kaasoo laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa, waxaana lagu dhuftay Albaabka hore ee Xarunta Degmada, dhimashada ayaa ka badan 4 qof, waxaana jira dhaawacyo ilaa 10 qof ah.

Sida wararku sheegayaan dadka qaraxa ku dhaawacmay waxaa ka mida Xoghayihii maamulka ee degmada Wardhiigley Cali Aada Warsame, iyo dadweynae goobta ku sugnaa oo xilligaasi loo qeybin lahaa raashin deeq ah.

SAWIRADA

Image may contain: table and outdoor
Image may contain: shoes and outdoor
Image may contain: table and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON