Tuesday, June 24, 2025

SAWIRRO: Caleemo-saarka Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Lafta-gareen & Madaxdii ka qeyb gashay

Madaxda dowlada Soomaaliya ayaa ka qeyb galay caleemo saarkii maanta ka dhacay magaalada Baydhaba ee madaxweynaha maamulkaasi C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen).

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka C/weli Muudey, wasiiro iyo xildhibannada labada gole ayaa iska xaadiriyey magaalada Baydhaba.

Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada waxa kaliya oo caleemo-saarka ka qeyb galay madaxweynaha Hirshabeelle oo xiriir la leh dowladda Federaalka, halka Puntland ay u diray wafdi.

Dhinaca beesha caalaamka ayaa ka baaqsatay ka qeyb galka caleemo-saarka, waxaana goobta ka soo muuqday oo kaliya safiirka Turkiga u fahdhiya magaalada Muqdisho.

Image may contain: 1 person, standing and outdoor

Image may contain: 5 peopleImage may contain: 6 people, people smiling, people sitting and suit

Image may contain: 11 people, people smiling, people sitting

 

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and suit

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON