SAWIRRO: Ciidamadii loo sameeyay Muqdisho oo howgal ku soo qabtay hubkii ugu badnaa

Ciidamada gaarka ah ee dhowaan loo sameeyay sugidda ammaanka Muqdisho ayaa howlgalkoodii ugu horeeyay ku soo qabtay hub fara badan.

Xarunta xisbiga ee Degmada Wardhiigleyayaa lagu soo bandhigay Hub aad u fara badan iyo waxyaabaha maanka doooriya oo lagu soo qabtay howlgal ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho.

Waxyaabaha lasoo bandhigaay waxaa ka mida Hub aan sharciyeysneyn, oo kala ah: 17 qori, 3 Bistooladood, Dareyska Ciidamada iyo waxyaabaha maanka dooriya oo laga helay degaanka Wadajir iyo degmada Shangaani oo laga soo qabtay 2 qori iyo saddex bistooladood.

Bandhiggan waxaa  goobjoog ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, waxaana ka hadlay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow).

SAWIRRO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON