Thursday, June 26, 2025

SAWIRRO: Dabley Hoobiyeyaal ku riday Muqdisho oo la dilay & Gaarigoodii oo Qarxay [Digniin]

Ciidamada ammaanka Muqdisho ayaa markii ugu horeysay maanta iska hor imaad dhex maray dabley Hoobiyeyaal ku riday xaafad u dhow Garoonka Diyaaradaha Muqddsho.

Ciidamo uu watay sarkaal milateri ah ayaa ku soo baxay dableyda oo iska hor imaad uu dhex maray kadibna waxaa ku soo biiray ciidamada NISA oo howlgal fuliyay.

Mid ka mida dableyda ayaa isla markiiba la dilay, halka mid kale uu guri degaan ku cararay kadibna la toogtay , waxaana  qarxay gaarigii ay wateen markii in muddo ah la joogay.

SAWIRRO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON