Monday, July 14, 2025

SAWIRRO & FAAHFAAHIN: Qarax ka dhacay Agagaarka Dekadda Muqdisho

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax galabta ka dhacay agaarka dekadda weyn ee magaalada Muqdisho.

Qaraxan ayaa la sheegay in loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, kaasoo ujeedkiisu ahaa in lala beegsado askar ka tirsan ciidaamda iyo baar ka dhowaa goobta.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay meel u dhow dekadda Muqdisho isla markaana ay ku dhinteen 5 qof, iyo dhaawac ku dhow 10 kale.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON