Friday, June 27, 2025

SAWIRRO: Gaari Qarax sida oo la qabtay & Alshabaab oo sheegatay inay qabsatay Saldhigga Bar Sanguni

Kooxda Alshabaab ayaa saaka weerar culus ku qaaday saldhiga ciidamada Baar Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo, iyadoo warar kala duwan kasoo baxayaan weerarka iyo qasaaraha uu geystay.

Weerarka aya ku bilowday Qaraxyo waxayna Alshabaab sheegeen inay la wareegeen Saldhigga Baar  Saguni, iyadoo dilay tobaab ka mida ciidamada dowladda iyo kuwa mamulka Jubbaland, ayna qabsadeen hub iyo saanad.

Saraakiiisha Maamulka Jubbaland ayaa dhinacooda sheegay inay fashiliyeen weerarka Alsahbaab iyagoo gacanta ku dhigay Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo ay doonayeen inuu qarax geysto, kadibna ay qarxiyeen.

Saraakiisha Jubbaland ayaa dhinacooda sheegtay inay weerarka ku dileen  70 ka mida maleeshiyadii Alshabaab, iyadoo aysan jirin cid xaqiijisay sheegashada labada dhinac.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON